BARASHEDA SHEYBARKA

WAA MAXEY SHEYBAR CAFIMAAD ? (What is medical laboratory?) A medical laboratory ama sheybaarka caafimaad waa meel la qalabeyey o loogu talagey in lagu ogaado ama saamiyada  laguna baaro si loo helo xog ku saabsan  loona daweyo cudurka hayah.                FAAIDAD UU INO LEYAHEY SHEYBARKA Sheybarka waxa wuu inoo leyahey faa.idoyin […]